Taliyaal Ciidan oo Caawa Kormeer kadis ah ku tagay Koontaroolada laga soo galo Muqdisho (Daawo Sawirada)

Taliyaasha Ciidamada Booliiska iyo Asluubta ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa galabta ilaa caawa waxa ay kormeero kadis ah ku tageen koontraroolada laga soo galo magaalada Muqdisho iyo qaar kale oo yaala gudaha magaalada. Taliyaasha ciidanka ayaa goobaha ay kormeerka ku tageen waxaa kamid ah Shineemo Cabdi waayeel, Ex-Kontarool Balcad, Ceemiska, Carafaad, Qabuuraha Barakaat, Koontaroolo kuyaala … Continue reading Taliyaal Ciidan oo Caawa Kormeer kadis ah ku tagay Koontaroolada laga soo galo Muqdisho (Daawo Sawirada)